Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan la qaatay kulan diiradda lagu saaray xaaladda soo kabashada iyo sida looga wada qayb qaadan karo dadaallada loogu jiro horumarinta hay’adaha kala duwan ee dawladda, Kobcinta dhaqaalaha, sare u qaadidda amniga, cadaaladda, la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo qabyaaladda. … Continue reading Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan (Daawo Sawirada)